Maareynta dugsiyada iyo tayeynta waxbarashada.
Ilays School Management System waa nidaam dhammaystiran oo ka caawiya maamulka dugsiyada.