Logo

Ku Soo Dhawaaw Ilays SMS

Nidaam casri ah oo loogu talagalay maareynta dugsiyada iyo tayeynta waxbarashada.

About Us

Maxaad naga taqaan?

Ilays School Management System waa nidaam dhammaystiran oo ka caawiya maamulka dugsiyada inay si hufan u maareeyaan xogta ardayda, macallimiinta, iyo lacagaha.


Maareynta Xogta Ardayda

Lasocodka Xaadirinta

Warbixinnada Maaliyadda

Adeegyada aan bixinno

Attendance

Si fudud ula soco xaadirinta ardayda iyo shaqaalaha maalin kasta.

Fees Management

Maareynta dhammaan lacagaha dugsiga iyo bixinta rasiidhada.

Results

Soo saarista natiijooyinka imtixaannada si toos ah oo online ah.

Nala soo xiriir

Xogta kale


Mogadishu, Somalia

+252 613036597

info@ilayssms.com